Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha gaarsiiyay Amiirka Qatar

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud gaarsiiyay Amiirka Qatar. Ergeyga oo casuumad rasmi ah ku tegay dalka Qatar ayaa kulan la qaatay wasaaradda Arrimaha debedda, isaga oo u gudbiyay dhambaal qoraal ah … Continue reading Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha gaarsiiyay Amiirka Qatar